Fanaanad xabsi & ganaax ku muteysatay hadal aan macno laheyn oo kaftan ah (Daawo Sawirro)

Fanaanad lagu magacaabo Sherine Cabdiwahaab oo u dhalatay dalka Masar ayaa lagu xukumay 6 bilood oo xarig ah, kadib markii ay si kaftan ah u sheegtay in wabiga Nile-ka biyihiisu aysan nadiif ahayn. Wargeyska Al Ahram ayaa tabiyay in sidoo kale lagu xukumay lacag damaanad ah oo dhan $204 dollar, iyo ganaax dhan $408 dollar. … Continue reading Fanaanad xabsi & ganaax ku muteysatay hadal aan macno laheyn oo kaftan ah (Daawo Sawirro)